Crown Hotel Hargeisa


Welcom To
     ​​Crown 
      ​ Garden
           Hargeisa
              Somaliland






​​Crown garden

​The garden was laid out as same time as the hotel was built by the previous owner.  It is particularly beautiful in summer and Autumn with marvellous collection of unusual plants. During the last 15 years the garden has been restored and now include many different types of flowers, fruits, vegetables and many other plants.  Where luxuriant, brilliant colour creates unforgettable panoramas.







​​​​​​Beerta Cro
wn.

​Beerta Crown Hotel uu leeyahay waxa ay jirtay ilaa intii hudheelka la dhisay waxa sameeyay mulkiilihii hudheelka lahaa ee naga horreeyay.  Beertu way quruxbadantahay weliba waxa ay aad u sii quruxbadantahay wakhtiyada guga iyo dayrta iyada oo ay ka baxaan dhir badan oo aad kuu cajabgelinaysa.  Ilaa 15 kii sannadood ee ugu dambeeyay beerta aad ayaa looga shaqeeyay iyadoo lagusoo biiriyay ubaxyo kala jaadjaad ah,khudrada macaan, saladhada, khudrada dheriga lagu daro iyo dhir kale oobadan. beertaa waxa kaddambeeya dhaam ama biyo fadhiisin taas oo quruxda midabada kalageddisan ee marka cadceedu kudhacdo ay abuurtay qurux lama ilaawaan ah.