Dhakhsaale Buses

Dhakhsaale Buses waa bas ka baxa magaalada Hargeisa  Hotelka Crown ilaa dalka itoobiya magaalada Addisababa.

Wakhtiga aad baxayso, Nasasho iyo Quraac

Waxaad ka baxaysaa ma gaalada Hargeisa subaxa si aanad usoo kallihin subixii, habeenka waxaad seexnaysaa quraacdaadana kulleedahay hotelka Crown Subaxa aad Hargeisa ka baxdo makhribnimadana waxaad ku hoyanaysaa Addisababa.

Visa

 Haddad baasaboor shaqaynaya haysatona waxaanu kaa caawinaynaa Visaha  sidii aad u helilahayd Markaa Hamoogaan Dhakhsaale Buses.

Qiimah
Qiimuhu waa lixdan Dollars (60$) oo aad waxwalba ku Helayso.

Nagalasoo xidhiidh telwfoonada hoos ku qoran.

063405544
79834444


Double click here to edit this text.