Crown Hotel Hargeisa                         
The Hotel

​Crown Hotel was built in early part of the 1990s.  It is located on the west side of Hargeisa city the capital of somaliland. It has luxury en-suite bedrooms individually designed and furnished and all have luxurious bathrooms with baths and showers both. The hotel has a reputation for making everyone feel welcome and has a simple passion for good service, comfort and food. 


Hudheelka Crown
Hudheelka waxa la dhisay horraantii  1990kii. Waxa uu ku yaalaa galbeedka magaalada Hargeisa ee dalka Soomaliland, meel aan qaylo buuq iyo hoon baabuur midna lahayn oo si fiican aad ugu nasankarto.  Makhsinada la seexdo midwaliba wuxuu gudaha kuleeyahay bath iyo shower labadaba. Qolalka qaarkoodna waxa gudaha ay kuleeyihiin fadhigii iyo miiskii cuntada.  Waxa kale oo makhsin kastaba yaala televisionkii oo satellitekii ku xidhanyahay, telephonekii, quraacdii oo qiimaha kuugu jirta iyo soodhowayn dheeraad ah. 

Parkingka iyo Mundulada

​Hudheelku wuxuu ku fadhiyaa dhul aad u weyn, wuxuu leeyahay parking ballaadhan oo aanad marnaba gaadhigaaga ka werweraynin iyo mundullo aad la fadhiisato cidii ku soo booqata.   
  
Gaadhi kiro ah.

​Haddii aad gaadhi u baahantahay waxa aanu kuu fududaynaynaa sidii aad u soo kiraysan lahayd iyadoo hudheelka laguugu keenaayo.  Haddii aad doontona air port ka laagaaga soo qaadi doono.  
​Crown
     ​Hotel
​       Hargeisa              Somaliland

          ​The opening ceremony 
crown Hotel
Hudheelka Krown
Parkingka iyo Muddulada
Gaadhi kiro ah